Wararkii U Dambeeyey

Sadexda xisbi Qaran ee Somaliland oo Shalay kulan Xasaasiya Xafiiska kula yeeshay Sarkaalad ka Socota Xafiiska Midowga Yurub ee Neyrobi

Hargeysa(Bpost)-Madaxda saddexda xisbi qaran ee UCID, Waddani iyo KULMIYE ayaa shalay shir wada jir ah…

Beelaha Garxajis Oo Hargeysa Ku Kulmay iyo Qodobada Laga Soo Saaray

Hargeysa(Bpost)-Waxaa maalintii axada bisha june aheyd 28kii 2015, ku kulmay hotel Ambassador Hargeysa haldoorka beelaha…

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Baaq ka soo saaray Weriyeyaal Xukuumaddu Xidh-xidhay

Hargeysa(Berberpost):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa ka hadlay Weriyeyaal…

Xaraka Al-Shabaab oo Sheegatay Dilka Xildhibaankii Lixaad ee ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho(Berberapost):- Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaallanta inta badan Koonfurta dalka Soomaaliya, ayaa sheegatay Masuuliyadda dilka…

DAAWO;-MAAMULKA DEKADDA BERBERA AYAA MAANTA KULAN LAGU DARDAR GELINAYO DHISMAHA DEKADA CUSUB LA QAATEY SHAQAALAHA IYO MASUULIYIINTA WAAXYAHA KALE DUWAN E KA HAWLGALA DEKADAASI BERBERA

MAAMULKA DEKADDA BERBERA AYAA MAANTA KULAN LAGU DARDAR GELINAYO DHISMAHA DEKADA CUSUB LA QAATEY SHAQAALAHA…

Daawo:-Maamulka Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jarey Dhismaha Wajiga Kowaad ee Wado Dhexmaridoonta Magaalada iyo Xaafadaha Magaalada Berbera

Badhsaabka gobolka saaxil iyo maayirka golaha deganka degmada berbera oo manta ka war bixiyey dhismo…

Daawo;-Daawo;-Hogaanka Sare ee Ururka Dhalinyarada Jeedali Ee Somaliland Ayaa Maanta Lagusoo Dhaweyey Xarunta Gobolka Saaxil E Berbera

Maamulka Ururka Dhalinyarada Jiideli Oo Si Heer Sare Loogu Soo Dhaweeyay Duleedka Berbera ee xarunta…

WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA OO FAAHFAAHIYAY MARKAB HUB CULUS SIDA OO LAGU QABTAY DEKEDDA BERBERA EE XARUNTA GOBOLKA SAAXIL

BERBERA(Berberapost.COM.com)-Ciidanka amaanka xeebaha Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Markab sida Shixnad Hub ah markabkaas oo…

WAR DEG-DEGA CIIDAMADDA XEEBAHA SOMALILAND OO GACANTA KU DHIGAY MARKAB SIDA HUB IYO SAANAD CULUS OO CIIDAN

Berbera(Berberapost.com)-Ciidamada Ilaalada Badaha Somaliland ayaa Xallay Gacanta ku soo dhigay Markab Hub, Dabaabado, iyo Diyaarado…

MADAXWEYNAHA SOOMALILAND OO XADHIGA KAJARIS IYO DHAGAX DHIGII UGU BADNAA SOMALILAND KA FULIYEY MAGAALADA BERBERA

BERBERA (BERBERAPOST.COM) MADAXWEYNAHA DALKANI SOMALILAND MD AXMED MAXAMED MAXAMUD SILAANYO OO MAALMIHII U DAMBEEYE NASASHO…

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid E Magaalada Berbera Oo Cabaaren Xoogan U Soo Jeedisay Shirkada Telesom Oo Iibsatay Dhul Dawladeed

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee ucid e magaalada berbera Marwo rooda axmed yaasin ayaa manta shirjaraaid…

DAAWO Wasiir ku-xigeenkii hore ee amniga Somaliland Oo Soo Bandhigay Ammuuro xasaasi ah oo Dalkeena Looga Cabsi Qabo

Hargeysa (berberapost.com) Wasiir ku-xigeenkii hore ee amniga Somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa ka waramay waayihiisii nololeed…

War-degdeg ah:Ra’iisal wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid oo si rasmi ah u kala diray Golaha Wasiirada ee uu shan cisho ka hor magacaabay +sababta kala-dirista

Muqdisho-(berberapost.com)-Ra’ iisul Wasaare Cumar C.rashiid ayaa si rasmi ah u kala diray Golaha Wasiirada ee…

Dunida Ciyaaraha

Xulashada

Xulashada